Monday, February 2, 2026

WARARKA

Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.

War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda...

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.

Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay diyaaradaha la celiyay iyo wadahadalada.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa waxaa ay ugu ka hadleen xaaladda diyaaradihii la...

Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Caddaaladda ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka u magacaabay...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad.

Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad, kaasi oo ka soconaya magaalada Muqdisho. Shirweynahan, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika.

Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi...

Puntland oo war ka soo saartay duqeyn ay Mareykanka ka fuliyeen Buuraha Calimiskaad ee Gobolka Bari.

Maamulka Puntland ayaa War ka soo saartay howlgal culus oo cir iyo dhul isku jiray, oo ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen Togga Baalade ee...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo safar ugu baxay dalka Marooko.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Madasha sanadlaha ah...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga,...