Monday, February 2, 2026

WARARKA

Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan ee loo magacaabay...

Gudddoonka BFS oo soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno...

Dib u dhac ku yimid Shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii ay maanta ku balansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka...

Taliyaha ciidanka dhulka Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka...

Duqa Magaalada Balcad oo maanta Qaatay Shahaadada Doorashada.

Diiwaangelinta codbixiyayaasha ee doorashada qof iyo codka ah ee dalka ka dhici doonta ayaa si habsami leh uga socota degmada Balcad.Guddoomiyaha degmada, Mudane Qaasim...

G/Muungaab oo dhagax dhigay Mashruuc muhiim u ah Bulshada ku nool Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta hoggaamiyay munaasabadda dhagax-dhigga xarumo muhiim u ah horumarinta adeegyada dowlad-hoose,...

DFS iyo Galmudug oo xabad joojin kala dhex dhigtay maleeshiyaad ku dagaalamay Galgaduud.

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa xabbad-joojin rasmi ah oo lagu dhaqan geliyay deegaanada u dhexeeya Huurshe, Xeraale, ilaa Caabudwaaq, kuwaas oo mudooyinkii...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Shacabka ugu Baaqay Qaadashada Kaarka Codbixinta.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay qaataan kaarka codbixinta kana qeyb...

Xukuno kala duwan oo lagu riday koox dil, dhaawac iyo dhac ka geysatay Muqdisho.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday eedeysayaal ka tirsanaa koox falal dil, dhaawac iyo dhac...