WARARKA
Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.
Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta...
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan ee loo magacaabay...
Gudddoonka BFS oo soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno...
Dib u dhac ku yimid Shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii ay maanta ku balansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka...
Maraykanka oo eryanaya markab shidaal oo u ku dhow Venezuela
Ciidamada Badda Marayknaka ayaa ku jira dabagalka markab kale oo ku sugan biyaha caalamiga ah ee u dhow Venezuela, iyada oo xiisadda gobolkaasi ka...
Dagaal ka socda degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan
Dagaal xoogan ayaa ka socda Degmada Jalalaqsi, kaas oo sida wararka ay sheegayaan u dhexeeya Maamulka Degmada Jalalaqsi iyo mid ka mid ah beelaha...
Maraykanka oo markabkii labaad ka qabsaday xeebaha Venezuela
Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay markab shidaal oo dhawaan ka soo ambabaxay dalka Venezuela, sida ay sheegtay waaxda amniga gudaha Mareykanka.
Waa markabkii labaad ee...
G/SoDMA oo Muqdisho ka Furay Shir Qaran oo Lagu Dardargelinayo Ka-Jawaabista Abaaraha Dalka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ballaaran oo looga hadlaayo ka-jawaabista abaaraha...
Mareykanka oo weerar ‘ballaaran’ ku qaaday Daacishta Suuriya
Maraykanka ayaa sheegay in ciidankiisu ay "weerar ballaaran" ku qaadeen kooxda Daacish (IS) ee gudaha Suuriya, taasoo jawaab u ah weerar khasaare dhimasho leh...
Xuska 82 sano guuradii ka soo wareegatay as aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta lagu qabanayo Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galaya munaasabadda xuska sanad-guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas...

