CIYAARAHA
Benjamin Sesko oo Kala Doortay Manchester United Iyo Newcastle
Maamulka Kooxda Manchester United ay si weyn ugu kalsoonaayeen in kooxda RB Leipzig, Benjamin Šeško, uu u soo...
Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, Balcad iyo Warsheekh oo la shaaciyay.
Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, Balcad iyo Warsheekh oo Lagu Qabtay MuqdishoWaxaa maanta magaalada...
Naadiga Arsenal oo la Soo Wareegtay Viktor Gyokeres
Arsenal ayaa dhamaystirtay saxiixa weerar yahankii reer Sweden ee Viktor Gyokeres kaas oo ay kala soo wareegeen kooxda...
Real Madrid oo Dadaal Walba Ku Bixineysa Iney Arsenal Kasoo Qaadato Daafac Laf-dhabar u Ah
Kooxda Real Madrid ayaa si weyn u xoojisay dadaallada ay ku doonayso daafaca dhexe ee Arsenal, William Saliba,...
Hordhac: Arsenal Vs Brighton: Gunners Oo Isha Ku Haysa Gusheedii 3-aad Oo Xidhiidh Ah.
Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Brighton kulan ka tirsan premier League.Gunners ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay badiyaan kulankoodii 3-aad...
Xulalka kubadda cagta Balcad & Kaaraan oo ciyaar xiiso leh ku dhexmartay garoonka Dr Ayuub Jeenyo degmada Balcad.
Xulka kubadda cagta degmada balcad ayaa kulan ciyaareed saaxibtimo ah kusoo dhaweyay dhigooda xulka kubada cagta degmada kaaraan ee sanadkaan matalaaya , ciyaar xiiso...
DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 3-aad Ee Carabao Cup-ka Oo La Soo Saaray.
Waxa la soo saaray isku aadka wareega 3-aad ee tartanka Carabao Cup-ka.Kooxaha waaweyn ee premier league ayaa Ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega...
WARBIXIN: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Isku Aadka Champions League.
Waxa maanta la samayn doonaa isku aadka champions League cusub iyada oo tartanku yeelan doono waji cusub.Isku Aad aan horay loo arkin ayaa laga...
SuperComputer Oo Saadaaliyay Kooxaha Ay Liverpool Ku Aadi Karto Champions League.
Kooxda Liverpool ayaa dib ugu soo laabanaysa tartanka champions League oo maanta la samayn doono isku aadkiisa.Reds oo seegtay tartanka xilli ciyaareedkii hore ayaa...
Juventus Mise Chelsea? Jadon Sancho Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biirayo?
Xiddiga kooxda Man United ee Jadon Sancho ayaa qarka u saaran in uu isaga tago kooxda Man United suuqa kala iibsiga xagaagan.Sancho ayaa lala...