CIYAARAHA
Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport,...
Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda...
Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.
Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka...
Taageerayaasha Liverpool oo Codsaday In Degdeg Loo Eryo Xiddigaan Kadib Kulankii Newcastle
Taageerayaasha Liverpool ayaa ku baaqay in Ibrahima Konate uu kooxda ka tago toddobaadkan, inkastoo ay Reds guul cajiib ah 3-2 kaga soo takhaluseen Newcastle...
Naadiga Manchester United oo qarka u saaran inay Lumiso Bruno Fernandes
Kabtanka Kooxda Manchester United Bruno Fernandes ayaa waxaa bartilmaameed ka dhiganaya kooxda Al-Ittihad xilli uu xirmayo suuqa kala iibsiga xagaagan.SunSport waxay fahansan tahay in...
Heshiiskii Ay Arsenal Ku Doonaysay Mikel Merino Oo haki Ku Jiro
Da’da Mikel Merino ayaa si gaar ah looga hadlayaa iyada oo walaac laga qabo iyada oo Arsenal ay ku dhawdahay saxiixa xiddia ku guulaystay...
Bruno Fernandes Oo Cadeeyay Go’aankiisa Manchester United.
Weli ma jiro heshiis cusub oo la isku raacay, taasoo keentay su’aal ku saabsan mustaqbalka Portuguese-ka.Kabtanka Manchester United Bruno Fernandes uma badna inuu ka...
Chelsea Oo Heysata Fursad Dahabi Ah Oo Ay Ku Heli Karto Dheymanka Aan Daalin Ee Man City.
Iyada oo wax ka badan hal bil ay ka harsan tahay suuqa kala iibsiga xagaaga, mustaqbalka Julian Alvarez ee Man City ayaa weli ah...
Hoggaamiyihii Garabka Siyaasadda Xamaas oo lagu dilay Tehran
HogaamiyahII dhanka Siyaasadda ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya ayaa lagu lagu dilay Tehran, aroornimadi hore ee Arbacada ee maanta sida ay baahisay wakaaladda...

