CIYAARAHA
Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport,...
Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda...
Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.
Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka...
Saxiixyadii Ugu Qaalisanaa Taariikhda Premier League oo Lasoo Saaray Kadib Heshiiskii Isak Ee Liverpool
Liverpool ayaa markale jebisay rikoodhka suuqa Ingiriiska kadib markii ay dhammeystirtay saxiixa weeraryahankii Newcastle United, Alexander Isak, oo ku kacay £125m.Kooxda uu hoggaamiyo Arne...
Naadiga Liverpool oo Ogolaatay in la soo Wareegto Xiddiga Alexander Isak
Liverpool ayaa ogolaatay lacag rikoorka suuqa kala iibsiga ah ee Ingiriiska oo dhan 125 milyan ginni si ay ula soo wareegto Weeraryahan Alexander Isak...
Ciyaaryahanka Chelsea ee Jackson oo ku dhow inuu 13 milyan oo ginni amaah ugu biiro Bayern
Weeraryahanka Chelsea Nicolas Jackson ayaa qarka u saaran inuu amaah ugu biiro Bayern Munich isagoo heysta ikhtiyaar uu ku iibsan karo.
Blues ayaa heli doonta...
Xiddiga Kobbie Mainoo oo ka Fekiriya in uu Isaga Tago Naadiga Manchester United
Halyeeygii hore ee Manchester United, Gary Neville, ayaa aaminsan in Kobbie Mainoo uu ka fikirayo inuu ka tago Old Trafford xagaagan, isagoo tusaale ka...
Naadiga Manchester United oo Laga Reeabay Tartanka Carabao Cupka
Manchester United ayaa wajahday ceebtii ugu weyneyd ee taariikhda Carabao Cup kadib markii rigoorayaal ay ku garaacday kooxda heerka afraad ee Grimsby Town.Ciyaarta ayaa...
Trent Alexander-Arnold oo Mustaqbalkiisa Real Madrid Mugdi La Galiyay
Warbixin ay daabacday warbaahinta Ingiriiska ayaa shaacisay in Trent Alexander-Arnold, daafaca midig ee Real Madrid, laga yaabo inuu ka tago kooxda suuqa kala iibsiga...

