Tuesday, April 7, 2026

CIYAARAHA

Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius.

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay.

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport,...

Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda...

Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.

Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka...

Xiddig Liverpool ah oo Lagu Ammaanay Doorkiisa Cusub ee Qarankiisa

Kabtanka Hungary iyo xiddiga Liverpool Dominik Szoboszlai ayaa lagu ammaanay in uu noqon karo “mid ka mid ah kuwa ugu fiican adduunka” kadib markii...

Kobbie Mainoo oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya Inuu Dhaliil u Jeediyay Tababare Amorim

Kobbie Mainoo, khadka dhexe ee Manchester United, ayaa beeniyey wararka sheegaya in uu fariin dhaliil ah u diray tababare Ruben Amorim, kadib qoraal uu...

Xulka Guinea oo Guul Muhiim ah Ka Gaartay Ciyaartii ay la Ciyaareen Xulka Qaranka Soomaaliya

Xulka qaranka Guinea ayaa guul muhiim ah ka gaaray xulka Soomaaliya kadib markii ay 3-0 uga badiyeen kulan ka tirsanaa isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026.Kulankani...

Cumar Cabdulqaadir oo ka mid noqday garsooreyaasha koobka aduunka ee FIFA

Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa taariikhda ku galay garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo loo doorto tartanka koobka adduunka ee FIFA.Waxa uu ka mid...

Donnarumma oo War Weyn Kasoo Saaray Xasuuqa Israa’iil Ee Dadka Reer Qaza

Ciyaartoyda caalamiga ah ee ciyaara kubadda cagta ayaa mararka qaar ka gudba garoonka, waxaana tusaale u noqday Gianluigi Donnarumma, goolhayaha xulka qaranka Talyaaniga iyo...

Viktor Gyökeres Oo Taageero U Muujiyay Alexander Isak Kadib Markii Uu Ku Biiray Liverpool

Weeraryahanka reer Sweden Viktor Gyökeres ayaa taageero u muujiyay saaxiibkiisa xulka qaranka, Alexander Isak, kaas oo si muran badan uga tagay Newcastle United,isagoo ku...