CIYAARAHA
Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport,...
Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda...
Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.
Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka...
Arne Slot oo Bannaanka u soo Saaray Sirtii Ka Dambeysay Iney Garaacaan Atletico Madrid
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa ka hadlay guushii 3–2 ee ay kooxdiisu ka gaartay Atlético Madrid kulankii furitaanka wareegga kooxaha ee Champions League oo...
Mbappe oo Bannaanka Keenay Sir Weyn oo Fududeyn Doonta Guulaha mustaqbalka Ee Real Madrid!
Kylian Mbappé ayaa ka hadlay guushii 2-1 ee Real Madrid ka gaartay Marseille kulan ka tirsan UEFA Champions League habeenkii Talaadada.Weeraryahanka Faransiiska ayaa wareysi...
FIFA oo diidi karta soo jeedinta Algeria ee ay ku doonayso inay ku martigeliso xulka Soomaaliya gudaha dalkooda.
Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) ayaa u muuqda inuu wiiqayo qorshayaashii xulka qaranka Algeria ka hor labadii kulan ee ugu dambeeyay ee isreeb-reebka Koobka...
Soomaliya oo Hogaaminaysa 75 Dal oo Haatanba Laga Reebay Koobka Adduunka 2026
In ka badan 75 waddan ayaa laga reebay isreeb-reebka Koobka Adduunka ee FIFA 2026, kaasoo wali ka socda dacallada kala duwan ee caalamka.FIFA ayaa...
Konate oo Go’aan Culus Kasoo Saaray Heshiis Cusub oo Ay Liverpool u soo Bandhigtay
Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa dhibaato weyn oo difaac ah kadib markii Ibrahima Konaté uu diiday qandaraaskii ugu dambeeyay ee ay u soo bandhigeen, inkasta...
Tababarihii Kooxda Nottingham Forest oo Shaqada Tababarnimada Naadiga Laga Ceyriyey
Tababaraha kooxda Nottingham Forest Nuno Espirito Santo ayaa la ceyriyay ka dib 21 bilood oo uu maamulayay – iyo kaliya seddex kulan oo xilli...

