Editor
TOP POSTS
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeelanaya arrimaha Dastuurka oo muran ka taagan.
Maanta ayaa la filayaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu...
Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.
War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda...
Kulanka Golaha Shacabka ee BFS oo maanta Kooram la’aan u baaqday.
Fadhigii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lagu waday inuu qabsoomo maanta oo Sabti ah ayaa baaqday, kaddib markii aan la helin...
Guddoomiye Timacadde oo Qaabilay Xildhibaanadda Soomaaliya Ku Meteli doona Baarlamaanka Urur Gobobleedka Iskaashiga Dhaqalaaha Bariga Afrika
Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta xarunta Aqalka Sare ku qaabilay Xildhibaannada Soomaaliya ku...
Puntland oo meel marisay xeer cusub oo awood dheeraad ah siinaya hay’adaha amniga.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saxiixay xeer cusub oo lagu magacaabo “Xeerka La-dagaallanka Argagixisada Puntland”, kaas oo ay horey u meel mariyeen baarlamaanka...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo magacaabay masuuliyiin cusub.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho iyo Agaasime Ku-xigeenka...
Trump oo sheegay in uu si sahlan ku soo afjari karo dagaalka Pakistan iyo Afqaanistan
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in khilaafka Pakistan iyo Afgaanistaan ee imika taagan yhay, balse "haddii aan ay noqoto inaan xalliyo dhibaatadan, si...
Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washington DC
Iyada oo uu gabo-gabo ku dhaw yahay Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay tacsida R/Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay tacsida Raiisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Kenya, Raila Amolo Odinga.Madaxweynaha ayaa uga...
Hirshabeelle oo ka hadashay weerar khasaare geystay oo ka dhacay tuulooyin hoostaga Jowhar.
Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Jowhar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar khasaare kala duwan geystay oo Shalay ka dhacay tuulada Mareereey oo...
Madaxda Qaranka oo lagu wado inay Gaaraan Magaaada Laas-Caanood.
Magaalada Laascaanood ayaa maanta isu bedeshay xarun si weyn looga dareemayo diyaargarow siyaasadeed, amni iyo mid bulsho, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda...

