Tuesday, December 3, 2024

Web Editor

TOP POSTS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka madaxweynahaasha dalalka bariga Afrika.

 Madaxweynaha Jambuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey Shir-madaxeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), isaga oo bogaadiyey iskaashiga iyo...

Dowladda Soomaaliya oo ku adkeysanaysa in lahadalka Itoobiya ku xiran yahay inay ka baxdo heshiiskii Somaliland.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan ayaa ku celiyay mowqifka dowladda ee damaca Itoobiya ee heshiiskii ay Somaliland horaantii sanadkaan kula gashay...

Sheekh shariif oo si kulul uga hadlay khilaafka u dhaxeeya dowlada Federaalka iyo Jubbaland.

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka. Sheekh Shariif...

WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo sababo la xidhiidha bililiqo loo geystay raashinkeeda gargaarka.

Hay'adda WFP ayaa shaaciyey in ay si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan hawlihii ay ka waday SSC-Khaatumo sababo la xiriira amniga iyo bililiqo lagu...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Machadka Daraasaadka Cilmi baarita Amniga Serbia.

Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil – Fartaag oo ku guda jira booqashadisii Belgrade Serbia ayaa shalay booqday...

Madaxweyne Xasan Sheekh & wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay dalka tanzania.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu uga qayb...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay Xuska 25-guurada Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyas Ali Hassan ayaa...

Israel oo saacadihii u dambeeyay Gaza ku dishay 42 ruux.

Ilaha caafimaadka ee Gaza ayaa soo sheegaya in ugu yaraan 42 qof lagu dilay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay marinka Qaza iyadoo duqeymaha ay...

Xiisad colaadeed oo maanta ka taagan xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wararka ka imaanaya xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed oo u dhaxeeysa...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA