Saturday, June 21, 2025

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo guddoomiyay shir muhiim ah.

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayey dardargalinta howlaha Xukuumadda, Xeer-Nidaamiyaha Xukuumadda iyo Qorshaha dib-u-habeynta hey’adaha dowladda, iyada oo lagu saleynayo Qorshaha isbeddelka Qaranka (NTP2025-2029).

Kulanka oo ay kasoo qeyb-galeen Agaasimayaasha Guud iyo Maareeyayaasha hay’adaha kala duwan ee dowladda, ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay qorshaha howl-fulineed ee qaab-dhismeedka hay’adaha iyo jaangoynta Darajooyinka Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles