Thursday, June 19, 2025

Xiriirka Kubadda cagta degmada balcad oo daah-furay tartanka kooxaha Accademy-yada.

Munaasbad kooban oo ka dhacday howlka maamulka degmada balcad ayaa lagu qori turay ku dhawaad 20 accademy yo oo ka dhisan degmada balcad taasi oo dhiiri gelin u noqoneysa ciyaartoyda da yarta ah ee ku dhaqan balcad.

munaasabadan waxa goob joog ahaa gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta degmada balcad g/ku xigeenka arimaha bulshada ,g/amniga ahna kusimaha g/degmada balcad,maclimiinta hogaamineysa accademy yada iyo marti sharaf kale.

balcad oo caan ku ah ciyaaraha kubadda cagta ayaa wada horumar dhanka ciyaraaha si ay bulshda isku dhex galaan.

waa sanadkii ugu horeyay ee la qabto tartan ceynkaan oo kale ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles