Thursday, June 19, 2025

Wasiirka Cadaaladda iyo Guddoomiyaha Gobolka oo si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha wadada laamiga ee degmada Dayniile.

Wasiirka iyo Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha wadadaan uu qeyb ka yahay fulinta mashaariicyo horumarineed oo lagu dhisayo kaabayaasha isku socodka degmooyinka Gobolka Banaadir.

Masuuliyiinta ayaa dhinaca kale shacabka degmada ugu baaqay in ay isu soo baxaan oo ay qeyb lixaadleh ka qaataan diiwaangelinta dadweynaha.

   

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles