Saturday, June 21, 2025

Wasiirka Batroolka XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday xukuumadda Azerbaijan.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Mudane Daahir Shire Maxamed ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan ka faa’iideysiga Saliidda iyo Gaaska la saxiixday Wasiirka Tamarta ee dalka Azerbaijan Mudane Parviz Shahbazov.

Qoraal uu soo saaray Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa waxa uu ku yiri, “Waxaan ku faraxsanahay inaan heshiis is-faham la saxiixday H.E. Parviz Shahbazov, Wasiirka Tamarta ee Azerbaijan, si loo xoojiyo iskaashiga qaybta saliidda & gaaska.

Iskaashigaan ayaa astaan ​​u ah dadaal muhiim ah oo lagu hormarinayo shidaalka & Gaaska Soomaaliya, iyadoo laga faa’iideysanayo khibradda Azerbaijan.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles