Thursday, March 13, 2025

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baladweyne.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, kan Baladweyne iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhoweeyay wafdiga wasiirka, kuwaas oo soo dhoweyn ka dib loo galbiyay xarunta madaxtooyada gobolka.

Waa safarkii ugu horeeyay uu wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta xukuumadda federaalka uu ku tego magaalada Baladweyne tan iyo markii xilkan loo magacaabay

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles