Thursday, June 19, 2025

Wasiir Cali Balcad oo ka qaybgalay madal looga hadlayey arrimaha Sudan.

Wasiir dowlaha Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, H.E. Ali Balcad, ayaa ka qaybgalay shirka Antalya Diplomacy Forum, halkaas oo loogu dabaaldegay muhiimadda ay leedahay in dawladaha gobolka ay iskaashadaan sidii loo xalin lahaa khilaafka Sudan.

Kulankan oo ay ka qayb galeen wasiiro ka kala yimid Kenya, Türkiye iyo WFP, ayaa ahaa mid lagu darsay mowduucyo ku saabsan sida loo suuro gelin lahaa nabadgelyo goboleed.

Wasiir Balcad ayaa xusay In ay muhiim tahay in dhibaatada Sudan xal loo helo maadama ay saamayn ku leedahay amniga iyo dhaqaalaha gobolka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles