WARARKA
Guddoomiyaha haya’adda SoDMA oo ku baaqay tallaabo deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha dadka abaaruhu saameeyeen.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay shir u dhexeeya...
WARARKA
Mudaharaad lagu diidan yahay xadgudubka Israa’iil oo ka socda degmada Kaaraan.
Waxa saakay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka socda mudaharaad lagu taageerayo midnimada jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudaharaakan ayaa looga...
WARARKA
Wasiirka Amniga guddaha XFS oo shirguddoomiyey shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada...
WARARKA
Wasiir Cali Balcad oo xog cusub ka bixiyay safarka qarsoon ee Muqdisho lagu keenay Caydaruus Al-Subeydi
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa sheegay in Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ay si khaldan...
WARARKA
Ugu yaraan 22 qof oo dhimatay kadib wiish ku dhacay tareen
Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay, 55 kalena...
NEWS IN ENGLISH
President Hassan Sheikh Mohamud Explains Decision to Annul Agreements with the United Arab Emirates.
The President of the Federal Republic of Somalia,...
NEWS IN ENGLISH
Saudi Arabia Reaffirms Firm Support for Somalia’s Unity and Territorial Integrity.
Kingdom of Saudi Arabia has reiterated its strong and unequivocal support for the unity, sovereignty, and territorial integrity...
WARARKA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey...
WARARKA
Somaliland oo diiday talaabada ay DFS ka qaadatay Imaaraadka Carabta.
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u diiday sheegasho ka timid Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la xiriirtay awood ay...
WARARKA
Puntland iyo Jubbaland oo ka hor yimid go’aankii DF ku ceyrisay Imaaraadka.
Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa diiday waxba kama jiraana kasoo qaaday go’aankii DFS meesha uga saartay Heshiisyadii Imaaraatka...
NEWS IN ENGLISH
Somali Cabinet Annuls All Agreements with the United Arab Emirates.
The Council of Ministers of the Federal Republic of...
NEWS IN ENGLISH
Somalia, China Reaffirm Strategic Partnership in High-Level Phone Call.
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of...

