Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir looga hadlay amniga laqaatay Hogaanada, Taliyaasha Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Booliska.
Saraakiisha Amniga ayuu faray Taliyaha dhaqan gelinta qorshaha horumarinta Amniga, si loo derdergeliyo dedaalada lagu xoojinayo Amaanka loogana hortago falalka guracan ee kooxaha Khawaariijta ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed.




