Thursday, June 19, 2025

Taliyaha Booliiska oo shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey xoojinta Amniga iyo la dagaalanka tahriibta.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka Hoggaanada iyo qeybaha Booliiska oo Todobaadkan looga hadlay Xoojinta Amaanka ,la dagaalanka Tahriibka iyo ka hortagga falalka Amniga lidka ku ah .

Howlwadeenada Amaanka u xilsaaran ayuu Taliyuhu uga mahadceliyey dedaalada ay wadaan ,waxaana uu magacaabay guddi farsamo oo qiimeyn ku sameyn doona Amaanka Caasimadda si loo xoojiyo la dagaalanka Khawaariijta oo markasta u taagan dhibaataynta shacabka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles