Sunday, October 6, 2024

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Golaha Jaamacadda Carabta.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?gdpr=0&client=ca-pub-8756589205009556&output=html&h=60&slotname=8945538629&adk=1405561019&adf=441507198&pi=t.ma~as.8945538629&w=468&abgtt=3&lmt=1726036074&format=468×60&url=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2Fsoomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shirka-golaha-jaamacadda-carabta%2F&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTI4LjAuNjYxMy4xMzciLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siQ2hyb21pdW0iLCIxMjguMC42NjEzLjEzNyJdLFsiTm90O0E9QnJhbmQiLCIyNC4wLjAuMCJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjEyOC4wLjY2MTMuMTM3Il1dLDBd&dt=1726036074211&bpp=5&bdt=6642&idt=5&shv=r20240905&mjsv=m202409090101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Dee375f5221c47763%3AT%3D1717666204%3ART%3D1726036068%3AS%3DALNI_MaTFB7ZpYGJqDqXQgt29YsqXc_kZA&gpic=UID%3D00000d7f93a7f06a%3AT%3D1717666204%3ART%3D1726036068%3AS%3DALNI_MYPRvCA4FIyIpcaLjaTNZcqK3MkfA&eo_id_str=ID%3D72ec683d24f1096e%3AT%3D1717666204%3ART%3D1726036068%3AS%3DAA-AfjbPB9CEqSxMldxtOFoXs4Yl&prev_fmts=300×250%2C300x600%2C0x0%2C696x280%2C1068x90%2C300x250%2C300x250%2C300x250%2C970x90&nras=3&correlator=8331986457487&frm=20&pv=1&u_tz=180&u_his=1&u_h=768&u_w=1366&u_ah=728&u_aw=1366&u_cd=24&u_sd=1&dmc=8&adx=255&ady=1104&biw=1349&bih=607&scr_x=0&scr_y=93&eid=44759875%2C44759926%2C44759837%2C31086547%2C31086852%2C31086864%2C42531705%2C42532523%2C95338226%2C95341662%2C31086926%2C95335247&oid=2&pvsid=2598336328736317&tmod=1165648844&uas=3&nvt=1&ref=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2F&fc=896&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C607&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=0&bc=31&bz=1&td=1&tdf=0&psd=W251bGwsbnVsbCxudWxsLDFd&nt=1&ifi=11&uci=a!b&btvi=4&fsb=1&dtd=17

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee  Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi, iyo Wafdi uu hogaamanaayo ayaa ka qaybgalay meertada 162aad ee shirka Golaha Jaamacadda Carabta Heerkiisa Wasiir Arrima Dibadeed,Shirkan oo ka qabsoomay Xarunta dhexe ee Jaamacadda Carabta kuleedahay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar.

Shirka ayaa waxaa aad loogu faaqiday Xaaladihii u dambeeyay ee Gobolka, gaar ahaan duulaanka iyo barakicinta gardarrada ah ee lagu haayo Shacabka Reer Falastiin.

Madaxdu waxa ay si wadajir ah hoosta uga wada xariiqeen Muhiimadda ay leedahay in shacabka Falastiiniyiinta loo fududeeyo gaarsiinta Kaalmada Bani’aadannimo, lana dhaqan galiyo xabad joojin shuruud la’aan ah, si Mandiqadda loogu soo dabaalo Xasilooni waarta .

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee  Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa waxaa la filaya ain kulamo doceedyo kala duwan in uu la qaato Madaxda ka qeyb galeysa Shirka

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles