Sunday, February 16, 2025

Saraakiil ka tirsan SoDMA oo aqoon is weeydaarsi ugu soo gabagaboobay China.

Khubarro iyo Saraakiil ka Socda Hey’adda SoDMA ayaa safar aqoon is weeydaarsi iyo tababar ugu soo gabagaboobay dalka Shiinaha.

Tababarka aya lagu baranayey maareynta qataraha musiibooyinka iyo ka jawaabida xaaladaha degdega ah, iyadoo sidoo kale hab baraatikaal ah loo tusay sida loo mareeye masiibooyinka.

Tababarkaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay dalalka kala ah, Masar, Tanzania, Sri Lanka iyo Bangladesh waxaa uuna socday muddo 15 maalin ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles