Saturday, June 21, 2025

RW Ku xigeenka dalka oo gudoomiyay kulan looga hadlayay Isbeddelka Cimillada.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay Isbeddelka Cimillada, Sugnaanta Cuntada iyo Hindisayaasha Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029).
Kulanka ayaa intii uu socday lagu falanqeeyay isbeddelka nidaamka cuntada ee dalkeenna iyo sidii loo hubin lahaa tayada cuntada dalka soo galaysa, si loo ilaaliyo badqabka dadka Soomaaliyeed, iyada oo xoogga la saarayo hirgelinta xalka waara ee saamaynta isbeddelka cimillada, loona samayn lahaa nidaamyo casri oo la jaanqaadaya Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles