Sunday, February 16, 2025

Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo lumiyay xubinimadii Aqalka Sare.

Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa lumiyay xubanimada Aqalka Sare, kadib markii uu soo xaadiri-waayay afar kala fadhi oo xiriir ah.
Waxaa lagu bedelay booskiisa Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyihii hore Maxkamadda Sare dalka.
Buuq ayaa ka dhashay arintaan, waxaana guddoonka lagu eedeeyay in la jabiyay xeer hoosaadka gollaha.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles