Thursday, June 19, 2025

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS oo gaaray Baydhabo.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa waxaa aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles