Wednesday, February 12, 2025

Ra’iisul wasaare hore Rooble oo Fariin culus u diray madaxda dalka

Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay Munaasabad lagu saxiixayay dhismaha Dekeda Hobyo ayaa  fariin culus u diray madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Mr. Rooble ayaa waxa uu ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada in aan danta gaarka ah laga hormarin danta Guud.

“Waddadii shalay yaan dib loogu noqonin yaan teendhadii dib loogu laabanin oo isha lagu soo beelay, qofkii ku noqdana labada  indhood ayuu beelayaa” ayuu yiri.

Si kastaba, hadalkan ayaa kusoo aadaya xili saaka uu magaalada Kismaayo u dhoofay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed zmadoobe oo isaga tagay shirkii golaha wadatashiga qaran oo aan wali lasoo xirin.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles