Monday, October 14, 2024

NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad Shabaab ah iyo hubkooda oo weeraro ka fulin rabay Muqdisho.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabkad ka kooban Shan xubnood kuwaasi oo ku howlanaa falal amni daro inay ka gaystaan magaalada Muqdisho.

Sirdoonka Qaranka oo haayay xogta Shabakadaan ayaa ku guulaystay inuu mid mid u soo qabto, waxaana sidoo kale shabakadaan lagu qabtay Hub iyo Qaraxyo AS ay u qorsheeyeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka Muqdisho.

Sida NISA ay sheegtay, xubnahan ayaa la horgeyn doonaa hay’adaha garsoorka ee dalka si loogi qaado ciqaabta danbiyada ay geysteen.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles