Monday, October 14, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo muqdisho ka furay shirweynaha horumarinta beeraha ee dalkeenna.

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, waxaa ka qeyb galaya wasiirada beeraha waraabka dawlad Goboleedyada, ganacsatada maalgelisa beeraha iyo quburo caalami ah.

Ujeedka Shirkan ayaa ah dhiirigelinta maalgashiga beeraha si kor loogu qaado kobcinta ilaha dhaqaalaha dalka, waxaana uu socon doonaa muddo laba cisho ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles