Monday, February 10, 2025

Madaxweynaha Namibia oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya u fadhin doona dalkaas.

Madaxweynaha Dalka Namibia Dr.Nangolo Mbumba ayaa  warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Ambassador Maxamed Isaaq Ibraahim oo JFS u fadhin doono dalkaas.

Munaasabad Kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada dalkaasi ayuu Danjire Maxamed Isaaq warqadaha ku guddoonsiiyay madaxweynaha dalkaas.

Danjire Maxamed waxa uu sidoo kale gaarsiiyay salaan uu ka waday Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles