Monday, October 14, 2024

Maamulka Gobolka Hiiraan oo digniin u diray dowladda Itoobiya.

War kulul oo kasoo baxaya Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa digniin adag loogu diray dowladda Itoobiya oo la sheegay inay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka sameysay xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago dowladda Itoobiya.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu yiri” Iyadoo laga duulayo ilaalinta danaha qaranka, Lana adkeeynayo difaaca xuduudaha cir,dhul iyo Badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Waxaan doowladda Itoobiya uga digeeynaa in aay abaabul kasta oo kasoo horjeedo Madax’banaanida qaranka ka sameeyaan xuduud Beenaadka dhuleed ee  gobolka Hiiraan-Hirshabelle- Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles