Thursday, January 16, 2025

Guddoomiye Madaale oo hoygiisa kulan qado sharafeed ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hoygiisa kulan qado sharafeed iyo soo dhaweyn ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir. 

Kulanka ayaa intiisa badan waxa uu daarnaa soo dhaweyn iyo kala xog-qaadasho, iyadoona labada mas’uul ay is-dhaafsadeen tallooyin ku aadan Horumarada ka jira Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka iyo howlaha hortabinta u leh Gobolka Banaadir.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles