Friday, November 8, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub Baarlamaanka Carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed Alymaaxi.

Xubnaha Baarlamaanka Carabta oo kulan ku yeeshay magaaladda Qaahira ee Caasimadda Wadanka Masar ayaa Guddoomiyaha cusub ee Ururka u doortay Mudane Maxamed Alymaaxi.

Guddoomiyaha cusub ee la doortay oo kasoo jeeda wadanka Imaaraadka Carabta ayaa xilka hayn doona mudo laba sano ah,waxaana Soomaaliya uga qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ururkaas ku matala.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles