Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay dagaal u dhexeya laba maleeshiyo Beeleed oo ka socda degaano ka tirsan gobolka Galgaduud.
Dagaal soo bilowday xalay xiligii dambe ayaa wali ka socda Deegaanka Bidhaan-dheere oo u dhaxeeya Magaaladda Dhuusamareeb iyo Degmadda Gadoon.
Dagaal ayaa bilowday kadib markii dad reer guuraa ah ay dhul isku qab sadeen dhul waxaana jirakhasaare soo gaaray Maleeshiyaadka dagaalamaya .
Xiisadda Saakay ka taagan Bidhaan-dheere waxa ay kusoo aadaysaa aydoo inta badan maanta Gobolka Galgaduud ay tagaan tahay Colaad u dhaxeeya qaar ka mid ah beelaha dega Galmudug.