Wednesday, February 5, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda si uga qayb galo shir-madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika oo ay martigalinayso Dowladda Uganda.
Wasiirka ayaa waxaa Airport-ka Entebbe kusoo dhaweeyay Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka JFS ee Uganda iyo madax kale.
Shir-madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika ayaa looga hadlayaa istaraatiijiyada shaqo ee Ururka 10-sano ee soo socota 2026- 2035.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles